Trump oo sharci yaab leh ku soo rogay dadka u socdaalaya dalka Maraykanka

Dadka dalbanaya fiisaha ama dal ku galka Mareykanka ayuu sharcigan cusub dhigayaa inay soo gudbiyaan faah-faahinta ay baraha bulshada ku isticmaalaan. Waaxda sharciyada Mareykanka ayaa sheegtay inay dadka soo gudbiyaan magacyada ay baraha bulshada ku isticmaalaan iyo email adress-yadooda oo ilaa muddo shan sanadood ah shaqeynayay iyo sidoo kale telefoon nambaradooda. Sharcigan oo sanadkii hore … Continue reading Trump oo sharci yaab leh ku soo rogay dadka u socdaalaya dalka Maraykanka